Print this page

Baarlamaanada Gobolka & kuwa Caalamka

April 24, 2018 3857

Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Wuxuu xiriir iyo Wada shaqeyn la leeyahay Baarlamaannada Caalamka iyo Kuwa Gudaha

 Baarlamaannada Caalamka uu Xiriirka la leeyahay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxey kala yihiin :

  1. Baarlamaanka Jaamacadda Carabta (Arab Parliament)
  2. Baarlamaanka Midowga Africa (Pan African Parliament)
  3. Golaha Iskaashiga Baarlamaanada Islaamka (PUIC Parliament)
  4. Baarlamaanka Dowladaha Geeska Africa (IGAD Parliament)
  5. Midowga Barlamaanada Yurub, Africa iyo Caribbean (ACPU/EU Parliament)
  6. Midowga Baarlamaannada Aduunka (IPU).

  Baarlamaannada Gudaha uu Xiriirka la leeyahay  Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxey kala yihiin :

  1. Golaha Wakiilada Dowlad-Goboleedka Puntland:
  2. Golaha Wakiilada Dowlad-Goboleedka Jubaland:
  3. Golaha Wakiilada Dowlad-Goboleedka Galmudug:
  4. Golaha Wakiilada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed:
  5. Golaha Wakiilada Dowlad - Goboleedka Hirshabeele: