Website ka Golaha Aqalka Sare ee Baarlmaanka Jamhuuriyadda Federaalka SoomaaliyaTabinta Toos ka ah

Ajendaha

Qodobka 26-aad  FarQadiisa 1-aad, 2-aad iyo 3-aad ee Xeer-Hoosaadka Golaha Shacabka  Wuxuu  Faahfaahin Ka bixinaya Ajendaha Golaha Shacabka

  1. Guddiga Joogtada Arrimaha Golaha wuxuu diyaarin doonaa Ajendaha Fadhiyada soo socda ee Golaha. Ajendaha waxaa loo qeybinayaa xildhibaanada Golaha ugu yaraan 48 saacadood ka hor fadhiga loo dhanyahay.
  2. Ajendaha waxaa loo tixgalinayaa in la ansaxiyay, haddii aysan ugu yaraan 10 xildhibaan ay bilowga fadhiga u gudbinin Guddoomiyaha Golaha mooshin qoraal ah oo wax lagaga bedelayo ajendaha iyagoo soo jeedinayo arrin deg-deg ah. Mooshinkana waa in ay ku saxiixan yihiin xubnaha taageeraya.
  3.  Ajendaha hadii ay codsadaan 10 xildhibaan in wax cusub lagu daro ama wax laga badalo waxaa gudoonka laga doonayaa in uu ku soo daro ajendaha isla fadhigaas hadii ay u codeeyaan (50% + 1) ee tirada fadhida8.  

Lasaco Tweets keenna

RAADIN

© 2018 Golaha Shacabka,Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya