Website ka Golaha Aqalka Sare ee Baarlmaanka Jamhuuriyadda Federaalka SoomaaliyaTabinta Toos ka ah

Events Calendar

The event started -330 days ago
Bilaabashada Kalfadhiga 3aad ee Baarlamaanka 11aad
Monday 29 May 2023, 10:00am
Hits : 346
 
Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta Shir guddoomisay kulanka guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS kaas oo looga hadlaayay furitaanka kalfadhigga 3-aad ee Golaha Shacabka BJFS.
Kulanka Guddiga joogtada oo ay goobjoog ahaayeen xubnaha Guddiga waxaana ku weheliyay Guddoomiye ku-xigeenka labaad Mudane Cabdullahi Cumar (Abshirow) waxaana laga dooday ajandayaasha hortebinta u leh Golaha iyo waqtiga rasmiga ah uu golaha furmaayo waxaana lagu go’aamiyay in 29-ka May 2023-ka oo ku beegan maalin isniin ah uu furmo kalfadhiga 3-aad ee Baarlamaanka 11aad ee JFS.

Lasaco Tweets keenna

RAADIN

© 2018 Golaha Shacabka,Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya