Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Akhrinta 1aad Marsiiyey Hindise Sharciyeedka Shirkadaha

Xildhibaanada Golaha Shacabka Xildhibaanada Golaha Shacabka

Muqdisho:

Xildhibaanada Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya Ayaa Maanta Ajandeha Kulankoodi 8aad ee Kalfadhigiisa Seddexad Waxay Uga Hadleen Akhrinta 1aad Hindise-Sharciyeedka Shirkadaha ee Soomaaiya ay soo gudbisay wasaaradda ganacsiga & Warshaadaha Iyadoo uu ka hor akhriyey xildhibanada Wasiirka Wasaarada Ganacsiga & Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Intaas kadib ayaa xildhibaanaada su’aalo ka weydiiyey waxa uu qaban doono sharcigan iyo meel qaaar oo u baahnaa sixitaan iyo wax ka bedel.

Ugu dambeyntii kulanka ayaaa waxaa soo xiray Guddoomiyaha Golaha shacabka wuxuuna ku wargeliyey Xoghayaha Guud in uu ku wareejiyo Hindise Sharciyeedkan Guddiga u qaabilsan siday ugu soo baaraan degaan uguna soo sameeyan wax ka bedel kadibn ay kusoo celiyaana Golaha.

Lasaco Tweets keenna

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa maanta qaabilay madax ka kala socotay UNDP iyo UNSOM,isagoo kala hadlay wadashaqe… https://t.co/9wtl814nVw
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Shekh Cabdiraxman @AmbMursal Ayaa Maanta Ka Qeybgalay Munaasaba… https://t.co/UhOuZXyYpV
Gudomiyaha @Golaha_shac_JFS Mudane @AmbMursal Maxamed Mursal Sh Cabdiraxman Ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay S… https://t.co/8C3WLXgdSc
Follow Golaha Shacabka BJFS on Twitter

RAADIN

© 2018 Golaha Shacabka,Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya