Print this page

Waxaa Maanta Xarunta Villa Hargeysa Lagu Dhaariyey Wasiirada Cusub ee ka Banaanaa Xukuumadda JFS

May 26, 2018 1564
Dhaarinta wasiirada cusub Dhaarinta wasiirada cusub

Muqdisho: Maanta oo sabti ah waxaa Xarunta Villa Hargeysa lagu dhaariyay wasiiradii dhawaan uu soo magacaabay Ra'isul wasaare xasan Cali Kheyre Waxaana goobjoog ka ahaa guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Maxamed Mursal Shekh Cabdiraxman, Labadiisa Ku Xigeen iyo Ra'isul wasaare ku xigeenka Dalka Mne. Mahdi Maxamed Guueed Khadar.

Dhaarinta kadib ayuu gudoomiye Maxamed Mursal Shekh Cabdiraxman kula dardaarmay Wasiirada in ay u dhaga nuglaadaan la xisaabtanka guddiyadda Baarlamaanka ay ku sameynayaan xubnaha golaha Wasiirada.

waa guddoomiye mursal iyo R/W ku xigeen mahdi
guddoomiye mursal ,gudd Muudey iyo R/W ku xigeen Mahdi
waa wasiirada cusub
wasiirada cusub
waa dhaarinta wasiirada cusub
dhaarinta wasiirada cusub
waa dhaarinta wasiirada cusub1
dhaarinta wasiirada cusub1