Xildhibaanadda Golaha Shacabka oo maanta kulan ku leh Magaaladda Muqdisho

Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta  oo ay taariikhdu ku began tahay 1-da bisha Octoober 2018, kulan ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho.

Ajendaha kulanka ayaa ah sii wadista dooda ku saabsan dib u eegista xeer hoosaadka Golaha Shacabka.

Lasaco Tweets keenna

Guddoomiyaha @Golaha_shac_JFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan @AmbMursal ayaa maanta shir guddoomiyay kulank… https://t.co/EWJ7ulLpVS
Xildhibaanada @Golaha_shac_JFS Ayaa Maanta Ka Doodaya Sii Wadista Doodda Ku Saabsan Dib U eegista Xeer-hoosaadka G… https://t.co/WZmxKqJtCr
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta mar kale ka dooday xaalada amni ee… https://t.co/0ghJ5ZwOtx
Follow Golaha Shacabka BJFS on Twitter

RAADIN

© 2018 Golaha Shacabka,Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya