Kulankii Golaha Shacabka oo goordhaw Furmay

Waxaa goor_dhow furmay kulanka guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kooramka kulanka ayaa ku furmay 142 mudane, waxaa shir guddoominaya kusimaha guddoomiyaha golaha shacabka ahna guddoomiye ku xigeenka koowaad mudane C/weli Sheekh Ibraahim (Muudeey).

Ajendaha Kulanka maanta ayaa ah Akhrinta 2-aad ee Hindise-Sharciyeedka Batroolka.

Lasaco Tweets keenna

Kulan wadajir ah ayaa caawa waxaa ay Magaaladda Muqdisho ku yeesheen Gudiyadda joogtadda ah ee Barlamaanka Federaal… https://t.co/TDhZbzlvBO
Guddoomiyaha Golaha shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo ku-xigeenkiisa koobaad mudane Ca… https://t.co/JOYW5tQmHe
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman ayaan Magacaabay Goordhow Guddi ku-meelga… https://t.co/5DwdOOKM1o
Follow Golaha Shacabka BJFS on Twitter

RAADIN

© 2018 Golaha Shacabka,Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya