Print this page

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta kulankooda caadiga ah kulah xarunta Golaha Shacabka

July 10, 2019 1178

Mudanayaasha Golaha Shacabka  BJFS ayaa maanta leh kulankooda 25-aad ee kalfadhiga 5-aad Golaha Shacabka 

kulanka maanta ayaa Ajandihiisu yahay Akhrinta 2-aad ee Hindise sharciyeedka Duulista Rayidka iyo Saasdasha Hawada Sidoo kale Xildhibaanada Ayaa  Akhrinta 3-aadMarsiinaya  Xisaabxirka Miisaaniyadda 2017