Kalfadhiga 5-Aad ee Golaha Shacabka oo Xirmay

Wareegto kasoo baxday xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Shiikh Abdiraxmaan ayaa lagu sheegay in uu xirmay Kalfadhiga 5-Aad ee Golaha Shacabka.

Warqadaan kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha ayaa lagu wargaliyay xildhibaanadda golaha shacabka in uu xirmay kalfadhigga 5-aad 27 bisha Luulyo 2019,isla markaana uu furmi doono kalfadhigga 6-Aad 27 sebtembar 2019 haddii alle idmo.

Lasaco Tweets keenna

Munaasabad lagu Daahfurayay Guddiga Sugidda Cunada & Nafaqada Golaha Shacabka ayaa lagu qabtay Muqdisho,waxaana ka… https://t.co/yT5wI9Veom
Guddomiyaha Golaha Shacabka JFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman, Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo… https://t.co/kxZhDGaB9l
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee @Golaha_shac_JFS @AmbMursal ayaa gaaray Magaalada Garoowe,Wax… https://t.co/dK63VmFgj6
Follow Golaha Shacabka BJFS on Twitter

RAADIN

© 2018 Golaha Shacabka,Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya