Print this page

Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka Ahna Guddoomiye Kuxigeenka 1aad ayaa Maanta La Kulmay Safiirka Ingiriiska

October 24, 2019 1454

Kusimaha Guddoomiyaha Golaha  Shacabka Ahna Guddoomiye Kuxigeenka 1aad Ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiwali Ibaraahim Sheikh  Muudeey Ayaa Maanta La Kulmay Safiirka Ingiriiska Mr.Ben Fender Obe.

Kulanka Oo  Looga Hadlay Qodobo  Muhiim Ah Ayaa Waxaa Ka Mid Ahaa  Sidii Loo Xoojin Lahaa Wada Shaqeynta Safaarada Iyo Golaha Shacabka.