Beri oo Sabti ah Tar 7 Dec waxaa jira Kulan weynihii Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Ajendaha Kulanka ayaa ah Sii wadida Dooda Akhrinta 2aad ee Sharciga Doorashooyinka Qaranka.