Print this page

Beri oo Sabti ah Tr 28 Dec waxaa jira Kulan weynihii Golaha Shacabka

December 27, 2019 1420

Beri oo Sabti ah Tr 28 Dec waxaa jira Kulan weynihii Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Ajendaha Kulanka ayaa ah Akhrinta 3aad ee Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka.