Print this page

Wafdi uu Hogaaminaayo Gudoomiyaha Golaha Shacabka BFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka Ambabaxay Gegida Diyaaradaha Aadan Cabdulle.

January 25, 2020 1588

Wafdi uu Hogaaminaayo Gudoomiyaha Golaha Shacabka BFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka Ambabaxay Gegida Diyaaradaha Aadan Cabdulle, si uu uga qayb galo Shirka sanadlaha ah ee Parliamentary Union of the OIC Members States (PUIC) oo ka dhici doona Magaalada OUAGADOUGOU oo ah Caasimadda Dalka BURKINA FASO ee Galbeedka Afrika.