Print this page

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Hambalyo u diray Dr Maxamed Nuur Gacal oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha wakiiladda ee Dowlad Goboleedka Galmudug.

January 17, 2020 1104

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Hambalyo u diray Dr Maxamed Nuur Gacal oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha wakiiladda ee Dowlad Goboleedka Galmudug ka dib doorasho maanta ka dhacday Magaaladda Dhuusamareeb