Print this page

Agaasimaha Warfaafinta Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Maanta ku Dhaawacmay Qarax Ka dhacay isgooska Sayidka

January 08, 2020 381

Agaasimaha Warfaafinta Golaha Shacabka Baarlamaaka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Amiin Ali ayaa Maanta ku dhawaacmay Qarax ka dhacay isgooska Sayidka ee Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale Waxaa qaraxaasi ku geeriyooday Howlwadeen ka tirsan Howlwadeenada Golaha Shacabka oo lagu magacaabo Cabdirashiid Shaarshaar.