Waxaa Bilowday Diiwaangelinta Murashaaxiinta u taan qabashada Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Is diiwangelinta Murashixiinta Xilka Gudoomiyaha Golaha Shacabka Is diiwangelinta Murashixiinta Xilka Gudoomiyaha Golaha Shacabka

Muqdisho:Waxaa Bilowday Diiwaangelinta Murashaaxiinta u taan qabashada Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Waxaa si habsami leh ugu socdo xarunta Villa hargeysa diiwaangelinta murashixiintaa u taagan qabashada xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka,iyadoo ay soo buux dhaafiyeen murashixiinta u tartamaya qabashada xika Gudoomiyaha Golaha.

Ilaa hadda waxaa is diiwaangeliyey oo araajidooda aya ka aqbaleen guddiga qabanqaabada Doorashada Guddoomiyaha Golaha ilaa shan musharax waxayna kala yihin:

  1. Ibrahim Issac Yarow
  2. Ali Sheikh Mohamed Nur
  3. Prof. Salim Alio Ibrow.
  4. Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagreen
  5. Sheikh Aden Mohamed Nur Madoobe

Guddiga ayaa shaqeynaya ilaa 5:00 galabnimo si murashaxiinta looga qabto araajidooda ay kusoo codsanayaan u tartamida qabashada xilka Guddoomiyaha .

Waxaana la filayaa in maalinimada beri ay soo gabagabowdo diiwaangelina murashaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

is daaiwageliye Murashax Xil Ibrahim Isaaq Yarow
Murashax Xil Ibrahim Isaaq Yarow
is diiwangeliye Murashax Xil Sh aadan Madoobe
Murashax Xil Sh aadan Madoobe
is diiwangeliye Murashax Xil Saalim Caliyow Ibrow
Murashax Xil Saalim Caliyow Ibrow
is diiwangeliye Murashax Xil Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen
Murashax Xil Cabdicasiis Xasan Laftagreen
is diiwangeliye Murashax Xil xaaji Cali Maxamed Sh Nur
Murashax Xil xaaji Cali Maxamed Sh Nur

Lasaco Tweets keenna

Guddiga Maaliyadda, ee GHOSH Ayaa manta oo ay Tarikhdu tahay 04/11/2019 waxay kulan Kula yeshen xarunta Gudiyadda e… https://t.co/kHJCs6hnsd
Xildhibaan Samiira Xassan Cabdulle Oo kamid ah wafdi Xildhibaano iyo Wasiiro ah oo ka socda DFS oo maalman danbe ku… https://t.co/0MwrLKJAOH
Mudanayaasha golaha shacabka ayaa maanta akhrinta koowaad marsiiyay hindise sharciyeedka qareenada Soomaaliyeed iyo… https://t.co/nZgiJi43bU
Follow Golaha Shacabka BJFS on Twitter

RAADIN

© 2018 Golaha Shacabka,Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya