WarfaafintaGuddoonka

WarfaafintaGuddoonka

Fadlan Guji Linkigan hoose si aad ula degto Shaqo Qeexida fursada Shaqo ee ka banaan Guddi Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka

Shaqo Qeexid Fursada Shaqo(TOR) 

Guddiga Saaxiibtinimada Soomaaliya iyo Turkiga

 

Lr. Magaca Xildhibanka Jagada
1.         Hon. Farah Abdi Hassan  Guddoomiye
2.         Hon. Amina Hassan Ali Guddoomiye ku Xigeen
3.         Hon. Asha-kos Mohamud Omar Xoghayaha Guddiga
4.         Hon. Abdirashid Dahir Gobobe Xubin
5.         Hon. His Hassan Adan Xubin
6.         Hon. Khalif Abdi Omar Xubin
7.         Hon. Lul Abdi Aadan Xubin
8.         Hon. Mariam Ahmed Harun Xubin
9.         Hon. Mohamud Mohamed Jimale Xubin
10.     Hon. Sahra Jama Ali Qorshel Xubin
11.     Hon. Warsame Mohamed Hassan Xubin
12.     Hon. Yurub Ahmed Rabi.    Xubin
13.     Hon Abdifitah Mohamed Gesay Xubin
14.     Hon Nur Sidow Baba Hassan Xubin

Xafiiska-Guddoonka-Golaha-Shacabka-bjfs-wuxuu-u-soo-bandhigaya-fursad-shaqo-oo-ah-legal-expert-waana-tartan-furan. Fadlan Guji linkiga legal-expert-vacancy-announcement.

 

Xafiiska Guddoonka Golaha Shacabka BJFS wuxuu ganacsatada Soomaaliyeed u soo bandhigaya fursad soo iibin qalab xafiiseed, waana tartan furun.. Fadlan Guji Linkiyada Hoose Si aad u hesho RFQ-ka

 RFQ-for-Furniture_HoP_IM-002

 RFQ-for-ICT_HoP_IM-003

Waxaa maanta furmay Kalfadhiga 4aad ee Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya, kaasoo labadii bilood ee la soo dhaafay fasax ku maqnaa.
Munaasabadda furitaanka kalfadhiga 4aad ee Golaha Shacabka ayaa ka dhici doona Xarunta Dugsiga Tababarka Booliska ee Jen. Kaahiye.Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa furi doona kalfadhiga Baarlamaanka labada Aqal, waxaana uu ka jeedin doonaa khudbadiisa dastuuriga ee furitaanka Kalfadhiga Baarlamaanka.

Lasaco Tweets keenna

Waxaa Haatan Si Toos ah u Socdo Xafladda Xiritaanka Kalfadhiga 6-aad ee Labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda F… https://t.co/xNVpn9kqyB
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ‘Farmaajo’ ayaa haatan ka qeyb galaya munaasabad lagu soo xiray… https://t.co/BUBlbrmQP7
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmihi… https://t.co/DmVx04IkEA
Follow Golaha Shacabka BJFS on Twitter

RAADIN

© 2018 Golaha Shacabka,Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya