Xildhibaanada Golaha Shacabka oo loo eegayo Dumar iyo Rag

SN Jinsiga Xildhibaanka Tirada Boqoley %
1. Dumar 66 24%
2. Rag 209 76%
     Wadarta Guud 275 100%

 Xildhibaanada Golaha Shacabka, ayada oo la eegayo da'dooda

SN Kooxda Tirada Xildhibaanada Boqoley
1 Dhalinyaro [ilaa 39 Sano] 76 28%
2 Da' Dhexaad [40-60] 153 55%
3 Waayeel [Ka weyn 60 sano] 46 17%
Wadarta Guud 275 100%

 Xildhibaanada Golaha Shacabka oo loo kooxeeyey heerka aqoonta 

SN Kooxda Tirada Xildhibaanada Boqoley
1 Dugsi Sare (Secondary School) 60 21.8%
2 Diblooma (Diploma) 7 2.5%
3 Jaamici heerka 1aad (Bachelor Degree) 148 53.8%
4 Jaamici heerka 2aad (Master Degree) 52 18.9%
5 Jaamici heerka 3aad (PhD) 8 2.9%
Wadarta Guud 275 100%