Mudanayaasha Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta leh kulankooda 25-aad ee kalfadhiga 5-aad Golaha Shacabka
kulanka maanta ayaa Ajandihiisu yahay Akhrinta 2-aad ee Hindise sharciyeedka Duulista Rayidka iyo Saasdasha Hawada Sidoo kale Xildhibaanada Ayaa Akhrinta 3-aadMarsiinaya Xisaabxirka Miisaaniyadda 2017