1. Madashii 1aad: 1956 ilaa 1959;
  2. Madashii 2aad: 1959 ilaa 1964;
  3. Madashii 3aad: 1964 ilaa 1969;
  4. Madashii 4aad: Abriile 1969 ilaa 21kii Oktoobar 1969;
  5. Madashii 5aad: 1980 ilaa Maarso 1986;
  6. Madashii 6aad: Abriile 1986 ilaa Jennayo 1991;
  7. Madashii 7aad: Golihii lagu dhisay Carta “TNA” (2000-2003);
  8. Madashii 8aad: Baarlamaanka Federaalka KMG 2004-2012;
  9. Madasha 9aad: Golaha Shacabka JFS hadda shaqeeya oo aan ku-meelgaarka ahayn, dastuur ahaanna wata magaca Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya: (2012-2016); iyo
  10. Madasha 10aad: Madasha 10aad oo ka kooban Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare.