Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Kulanka waxa shir…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta waxa…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta yeeshay kulankii ugu horeeyay ee…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo…
Waxaa maanta furmay Kalfadhiga 4aad ee Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya,…

Muqdisho:Waxaa Maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho kulan dhageysi dadweyne oo ku saabsan hindise sharciyeedka Maareeynta Maaliyadda Soomaaliya (PFM) Kulanka ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Guddiga Maaliayadda ee Golaha Shacabka Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Furay Kulanka,Waxa uuna sheegay in kulamadaan oo kale ay shacabka fursad usiinayaan in ay waxbadan ka ogaadaan Sharciyadda iyo howlaha Maaliyadda iyo Miisaaniyadda Dalka. Dhinaca Kale Wasiir Bayle ayaa sheegay in arrintani ay qeyb ka tahay hufnaanta iyo hagaajinta Hanaanka Maaliyadda Dowladda Soomaaliya. Kulanka Dhageysi dadweynaha ayaa waxaaka qeybgalay sidoo kale hanta dhowraha qaranka,Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda,Ururada Bulshada,khubaro dhanka Maaliyada & dhaqaalaha ah iyo Aqoonyahano.

wasiirka maaliyadda
wasiirka maaliyadda & Xubnaha Guddiga 
wasiirka maaliyadda
wasiirka maaliyadda
dadweynaha dhageystayaasha
dadweynaha dhageystayaasha
dadweynaha dhageystayaasha1
dadweynaha dhageystayaasha1
Muqdisho: Maanta oo sabti ah waxaa Xarunta Villa Hargeysa lagu…
Muqdisho:kulan ay isugu yimaadeen xarunta Golaha Shacabka Xildhibaanada Golaha Ayaa…
Muqdisho: Ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaiya ahna…
Page 5 of 8
© 2018 Golaha Shacabka,Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya