Guddomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Wakiilka UNHCR ee Soomaliya Johann Pierre Siffoin

Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman ayaa maanta oo arbaco ah Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka UNHCR ee Soomaliya Johann Pierre Siffoint waxayna ka wada hadleen arimaha Fataahada

Wakiilka UNHCR ayaa Guddomiyaha Golaha Shacabka warbixin ka siiyey kaalmo iyo gurmad ay gaaarsiyeen dadka dhibaatada kaso gaartay fatahadayada gaar ahaan Degmada Berdaale ee Gobalka Bay

Mr Johann ayaa sheegay in gurmad deg deg ah ay u fidiyeen dad gaaraya 25,000 ila 30, 000 kun qof oo saameyey Fatahadda isago wakiilka intaasi ku daray inta ay wadeen gurmadka ay la kulmeen Maamulka Dagmada iyo kan gobalka

Dhanka kale Guddomiyaha iyo Wakiilka ayaa sido kale ka wada hadlay arimo ku saabsan Kampala Convention iyo IDP-ga iyo sharciyada weli aan la ansixin oo ay muhiim tahay in la meel mariyo

.

 

 

 

Lasaco Tweets keenna

Muqdisho Luulyo 20,2022, Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxa… https://t.co/57NI5T837T
𝗠𝘂𝗾𝗱𝗶𝘀𝗵𝗼 𝗟𝘂𝘂𝗹𝘆𝗼 𝟭𝟵,𝟮𝟬𝟮𝟮, Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohame… https://t.co/xt8Wh6V8LI
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta hoygiisa ku qaabilay wafdi uu… https://t.co/7aqoIdXLJk
Follow Golaha Shacabka BJFS on Twitter

RAADIN

© 2018 Golaha Shacabka,Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya