Print this page

XOGHAYAHA GUUD EE GOLAHA SHACABKA OO KULAN LA QAATAY AGAASIME WAXEEDYADA GOLAHA SHACABKA

December 01, 2022 443
Muqdisho December 01,2022, Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxmuud Cabdulle (Jaabiri) ayaa maanta waxaa uu kulan la qaatay Agaasime waxeedyada Golaha Shacabka, waxaana kulanka looga hadlay dardar gelinta Qorshaha Golaha Shacabka 2022-2026.
 
Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka ayaa dhammaan Agaasime waxeedyada kala hadlay wax ka bedelka Qorshayaasha hortebinta u leh Golaha Shacabka, iyadoo lasoo bandhigay Qorshayaashi Baarlamaankii 9aad iyo 10aad ee Golaha Shacabka.
 
DHAMAAD
 
 
 
 
 
 
 
 
 
+11