Mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa maanta yeelanaya Kulankooda 26aad kalfadhiga 5aad Ajandaha Kulanka Maanta ayaa ah
- Akhinta 1aad ee hindise sharciyeedka Baabuurta Xamuulka iyo xeerka Wadooyinka.
- Akhrinta 2aad wax ka badalka Sharciga Duulista Rayidka.
Lasoca kulanka waxa kasoo baxa
Waaxda Warfaafinta Golaha Shacabka BJFS