Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka Ahna Guddoomiye Kuxigeenka 1aad Ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiwali Ibaraahim Sheikh Muudeey Ayaa Maanta La Kulmay Safiirka Ingiriiska Mr.Ben Fender Obe.
Kulanka Oo Looga Hadlay Qodobo Muhiim Ah Ayaa Waxaa Ka Mid Ahaa Sidii Loo Xoojin Lahaa Wada Shaqeynta Safaarada Iyo Golaha Shacabka.