Xildhibaanada Golaha Shacabka oo loo eegayo Dumar iyo Rag
SN | Jinsiga Xildhibaanka | Tirada | Boqoley % |
1. | Dumar | 66 | 24% |
2. | Rag | 209 | 76% |
Wadarta Guud | 275 | 100% |
Xildhibaanada Golaha Shacabka, ayada oo la eegayo da'dooda
SN | Kooxda | Tirada Xildhibaanada | Boqoley |
1 | Dhalinyaro [ilaa 39 Sano] | 76 | 28% |
2 | Da' Dhexaad [40-60] | 153 | 55% |
3 | Waayeel [Ka weyn 60 sano] | 46 | 17% |
Wadarta Guud | 275 | 100% |
Xildhibaanada Golaha Shacabka oo loo kooxeeyey heerka aqoonta
SN | Kooxda | Tirada Xildhibaanada | Boqoley |
1 | Dugsi Sare (Secondary School) | 60 | 21.8% |
2 | Diblooma (Diploma) | 7 | 2.5% |
3 | Jaamici heerka 1aad (Bachelor Degree) | 148 | 53.8% |
4 | Jaamici heerka 2aad (Master Degree) | 52 | 18.9% |
5 | Jaamici heerka 3aad (PhD) | 8 | 2.9% |
Wadarta Guud | 275 | 100% |