Website ka Golaha Aqalka Sare ee Baarlmaanka Jamhuuriyadda Federaalka SoomaaliyaTabinta Toos ka ah

Raadraaca Nuqullada Shuruucda B11AAD

Raadraaca Nuqullada Shuruucda B11AAD

Si waafaqan Qodobka 80(1) ee Dastuurka KMG iyo Qodobka 81(1)(2) ee Xeer Hoosaadka Golaha Shacabka, Hindise Sharciyeed qabyo ah waxaa curin kara Golaha Xukuumadda ama 10 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka. Boggan waxaa aad ka heleysaa Nuqullada Hindise-Sharciyeedyada Xukuumkadda usoo Gudbisay Golaha Shacabka iyo Nuqullada Rasmiga ah ee labada Gole ansixiyeen Islamarkana Madaxweynaha xeeriyey dhaqangalkooda.

F.G. Nuqullada hoose waxaa loola jeedaa:

  • Nuqul Hindise Sharci ah: oo loola jeedo Hindise Sharciyeed ka yimaada dhanka Xukuumadda, oo soo gaaro Xafiiska Guddoonka Golaha Shacabka.
  • Nuqulka Rasmiga ah: oo loola jeedo Hindise Sharciyeed soo maray dhammaan habraacayada Sharci-dejinta ee akhrimaha 1aad, 2aad iyo 3aad ee lababada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka islamarkana ansixiyeen loona gudbiyey Madaxweynaha JFS Kuna meelmariyey Xeer Madaxweyne oo Dhaqangal ka dhigaya.

Sharciga Hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka

Specified listing profile has been unpublished. Contact site administrator.

Sharciga-Cunaqabataynta-Maaliyadeed-ee-Cayiman

Sharciga-Korontada

© 2018 Golaha Shacabka,Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya