Website ka Golaha Aqalka Sare ee Baarlmaanka Jamhuuriyadda Federaalka SoomaaliyaTabinta Toos ka ah

Abdimalik Ali Osman oo loo magacaabay Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta oo taariikhdu tahay 21-Sep-2022 u magacaabay Mudane Abdimalik Ali Osman Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

© 2018 Golaha Shacabka,Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya