Baarlamaanka_Menu
-
Jihadudin Rage
-
-
Hits: 5803
- Madashii 1aad: 1956 ilaa 1959;
- Madashii 2aad: 1959 ilaa 1964;
- Madashii 3aad: 1964 ilaa 1969;
- Madashii 4aad: Abriile 1969 ilaa 21kii Oktoobar 1969;
- Madashii 5aad: 1980 ilaa Maarso 1986;
- Madashii 6aad: Abriile 1986 ilaa Jennayo 1991;
- Madashii 7aad: Golihii lagu dhisay Carta “TNA” (2000-2003);
- Madashii 8aad: Baarlamaanka Federaalka KMG 2004-2012;
- Madasha 9aad: Golaha Shacabka JFS hadda shaqeeya oo aan ku-meelgaarka ahayn, dastuur ahaanna wata magaca Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya: (2012-2016); iyo
- Madasha 10aad: Madasha 10aad oo ka kooban Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare.