Kalfadhiga 4aad ee Baarlamaanka Federaalka oo maanta furmaya

Waxaa maanta furmay Kalfadhiga 4aad ee Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya, kaasoo labadii bilood ee la soo dhaafay fasax ku maqnaa.
Munaasabadda furitaanka kalfadhiga 4aad ee Golaha Shacabka ayaa ka dhici doona Xarunta Dugsiga Tababarka Booliska ee Jen. Kaahiye.Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa furi doona kalfadhiga Baarlamaanka labada Aqal, waxaana uu ka jeedin doonaa khudbadiisa dastuuriga ee furitaanka Kalfadhiga Baarlamaanka.

Lasaco Tweets keenna

The House of the People of the 10th Parliament expresses its concern on PM Mohamed Hussein Roble's illegal swearing… https://t.co/SCnHlNZrjS
https://t.co/nt5ohWsJYo
Dhamman Mudanayasha Golaha Shacabka BJFS Waxa Lagu Wargelinaya In Ay Soo Xaadiraan Maalinta Sabtida 1-da Bisha May… https://t.co/72E90wzurk
Follow Golaha Shacabka BJFS on Twitter

RAADIN

© 2018 Golaha Shacabka,Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya