Xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa maanta waxa ay kulan ku leeyihiin Xarruunta Golaha Shacabka ee Magaaladda Muqdisho.
Ajendaha kulanka ayaa ah Akhrinta 3-Aad ee wax ka Bedelka sharciga Xeerka Saxaafadda oo horay usoo maray Akhrin kowaad iyo labaad.
sharciga Saxaafadda waxaa golaha shacabka usoo gudbisay wasaaraada warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.